Ciidamo isugu jiray Soomaali iyo Mareykan oo xalay weerar Cir iyo dhul ah ku qaaday Deegaanka…

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya oo garab ka helayay Ciidamo Mareykan ah ayaa xalay weerar isugu jiray cir iyo dhul waxa ay ku qaadeen deegaanka Owdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamada huwanta ah oo adeegsanayay diyaarado ayaa gudaha ugu daatay deegaanka Owdheegle gaar ahaan meel ku dhaw saldhiga Al Shabaab ku leeyihiin deegaankaasi, waxaana halkaasi ka … Continue reading Ciidamo isugu jiray Soomaali iyo Mareykan oo xalay weerar Cir iyo dhul ah ku qaaday Deegaanka…